KU SOO DHAWOOW
Qeylo dheer oo baroor-diiq xaalad degdeg ah ayaad maqli kartaa. Cudur halis ah ayaa ka dhex dillaaci kara bulshada aad la nooshahay. Ma garan kartaa meel aad ka heli warbixin aad ku badbaadin karto naftaada iyo qoyskaaga?
Haddaba jawaabtu waxay noqoneysaa: ECHO.
ECHO (Emergency and Community Health Outreach) waxaa loo sameeyey in ay dadka aan af Ingiriis fiican ku hadlin ka helaan macluumaad ay ku heli karaan luuqadaha ay sida ugu fiican u fahmi karaan. Macluumaadku waa kuwa ku saabsan caafimaadka iyo ammaanka, waxaana loogu tala galay inay naftooda ku badbaadin karaan.
Saxiix ku dalbo Emailka ECHO ee La-socodsiinta waxa cusub |
|
ECHO TV
Sida Loo Daryeelo Dadka Lagu Karantiilo Guriga iyo Kuwa Lagu Karantiilo Isbitaalka
Eeg waxa aad u baahan tahay ee aad ka heleyso ECHO TV.
Haddaba daawasho wacan!
Caafimaadka & Ammaanka
Aasiya, Yurub, iyo Africa, hargab shimbireed fuluu halis oo dhimasho sababi kara ayaa ku dhici kara digaagga, bolo-boolada, shimbiraha boola-boolada la bahda ah, iyo shimbiraha kale ee badaha jooga ee dhuunta dheer ee cadcad.
Guji halkan oo arag siyaabaha aad caafimaadkaaga ugu dedaali karto.
|